Wasiirka Diinta ee Sacuudiga oo qaatay go’aan hadal heyn badan abuuray !!

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Sacuudi Carabiya, Cabdulatif bin Cabdulcasiis Al Sheekh, ayaa hadal hayn ka abuuray baraha ay bulshada ku wada xiriirto, kadib markii uu amray in gabar loo magacaabo afhayeenka wasaaradda ee magaalada Makkah. Wasiirka ayaa go’aankaas gaaray kadib markii uu ogaaday in Shahad Manshi ay aqoon ahaan xilkaas u qalanto isla markaana … Continue reading Wasiirka Diinta ee Sacuudiga oo qaatay go’aan hadal heyn badan abuuray !!